Israel oo weerarkii ugu dhimashada badnaa 20 sano ka geysatay Qaza (Sawirro)

Maleeshiyada Falastiiniyiinta ee Qaza ayaa gantaalo ku jawaabay ka dib markii ciidamada Israa’iil ay qaadeen duqeymo cirka ah iyada oo xiisada ay cirka isku sii shareertay kadib weerar ay Israa’iil ka fulisay Daanta Galbeed ee la haysto oo ay ku dishay sagaal falastiiniyiin ah oo ay ku jiraan ugu yaraan 7 dagaalyahan iyo haweenay 61 … Continue reading Israel oo weerarkii ugu dhimashada badnaa 20 sano ka geysatay Qaza (Sawirro)